Qeexid

"Wax qafil ku xiranyahay ahaansho. ld qufulan, qunfulan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qafilan oo kali ah:
  • Afhayeenka Baarlamaanka oo markii uu ka soo degay garoonka waxaa lagu soo galbiyay gawaarida qafilan ee Ciidamada Amisom, kuwaasoo dhanka madaxtooyada usoo galbiyay.
  • Warar qaar ayaa sheegaya in Ciidamada AMISOM oo watay gaadiidka qafilan ay gudaha ugu soo galeen Cabdi Jiinow xafiiskiisa, kadibna si xoog ah uga soosaareen.