Qeexid

"Shey bir ka samaysan oo gacan yar oo qoolaaban iyo duleel yar oo uu furaha galo leh, oo faseexadda albaabka, sanduuqa iwm lagu xiro."

Qeexid Xigta

ld qafilid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qafil oo kali ah:
  • Gaadiidka qafilan ee Ciidamada Nabad Ilaalintu iyo kuwa Dabaabaadka ayaa mar kaliya lagu arkay Isgoyska KM4, waxaana Ciidamada ay ahaayeen kuwo feejigan oo ay kaga hortagayaan hadii weeraro lagu soo qaado.
  • Warar qaar ayaa sheegaya in Ciidamada AMISOM oo watay gaadiidka qafilan ay gudaha ugu soo galeen Cabdi Jiinow xafiiskiisa, kadibna si xoog ah uga soosaareen.