Qeexid

"(-syo, m.dh) ld qafis. Sanduuq shabaq ka samaysan oo shimbiraha, ugaadha iwm lagu hayo."

Qeexid Xigta

Qasac yar oo maar ah, qaada tiro xabbado ah oo buntuqa, bistooladda iwm la geliyo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qafas oo kali ah:
  • "Burcadbaded aad u hubeysan ayaa markabka afdubay, waxaana la qafashey saacada 14:09, Aug 19, 2008. afduubayaashuna waxay ula dhaqaaqeen goob aan la garanayn oo u dhexeysa Somalia iyo Yemen" ayaa laga soo xigtay shirkadda Markabka iska leh.
  • Hadalkaan ayaa kusoo beegmay xili maalmihii ugu dambeeyay kooxo burcad badeed Soomaali ah ay qafashen labo markan oo laga lahaa dalka South Korea halka marakiib kale ay ka badbaadeen inay afduubtaan.