Qeexid

"Ciyaar dubno labada dhinac ka xirid iyada oo dhagax kale la gelin karin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qafal oo kali ah:
  • Dhinaca kale warar laga helayo Bosaso ayaa sheegaya in kooxo burcad badeedka ka tirsan oo ku sugan ay ka ambabaxen halkaas si ay tageero u siiyaan kooxda qafalatey Markabka laga leeyahay wadanka Faransiiska iyada oo xogo kalena xusayaan.
  • Puntland ayaa inta ay xukuumada Cadde Muse ka arimineysay waxaa kor u kacey falalka burcadnimo kuwaas oo sababey in qafalasho loo gaysto dilalka halka magalada Galkacayo la ugaarsanayo dadka wax ku oolka ah ee gobolka.