Qeexid

"Wax la qafaalay ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qafaalan oo kali ah:
  • Kabtanka Markabkan oo lagu magacaabo Graham Egbegi ayaa u sheegay inuu xiriir la sameeyay Dekeda Muqdisho ka hor inta aan la qafaalan, uuna doonayay inuu caafimaad ahaan u geeyo Muqdisho qaar ka mid ah shaqaalaha markabka oo aad u xanuunsanayay.
  • Kooxaha Burcad Badeedka ah ee ka dilaacay xeebaha Soomaaliya ayaa muddo sanado ah waxay qafaalanayeen Maraakiib laga leeyahay Dalal ka tirsan Qaaradaha Aasiya iyo Yurub, kuwaasi oo qaarkood ay ka qaateen lacag madax furasho ah oo Malaayiin Doollar ah.