Qeexid

"Si xoog ah oo cid loo kaxeeyo si dano laga lahaa loogu fushado."

Qeexid Xigta

Meel dhir lahayd oo la baneeyo si beer looga dhigto.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qafaal oo kali ah:
  • Jabhada ONLF oo maxaabiis siideysay Jabhada ONLF ayaa sii deysay 9 maxbuus oo ka tirsanaa shaqaale saliida qoda oo todobaadkii hore ay dil iyo qafaalasho u geysatay.
  • Dowlada Masar Markab ay leedahay oo Burcad Badeed Soomaaliyeed ay Qafaalatay.