Qeexid

"(-ooyin, m.l) Cunnada harki la cuno."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qado oo kali ah:
  • Goolka barabaraha kadib, ciyaartu waxay in muddo ah ahayd mid deggen, iyada oo waqti 20 daqiiqadood ah ciyaarta barbaro lagu horjoogay.
  • Daqiiqado kadib ayaa waxaa goobta soo gaaray ciidamo fara badan oo ka socday Booliska kuwaasi oo isku gadaamay inta u dhaxeysa isgoyska KPP ilaa Tarabuunka halkaasi oo ay ka bilaabeen howlgalo baaritaano ah.