Qeexid

"Q. ah: shey gaboobay oo waqti hore ahaa."

Qeexid Xigta

Q. ah: wax waqtigii la isticmaali lahaa la soo dhaafay oo xumaaday. ld qadiin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qadiim oo kali ah:
  • Magaalada Yeed waxaa ku yaal ceel matoor ah oo ah kii qadiimiga ahaa ee magaaladu weligeed laheyd oo la dayactiray, haan biyo oo 50 foosto oo biyo ah keydisa ayuuna leeyahay.
  • Sida Plato & Artistortle- Siyaasiyiin qadiim ah oo reer Giriig ahaa- eey isku raacsan yihiinba, Dimoqoraadiyadu waxay timaadaa marka laba arrimood laga helo bulshada dimoqraadiyad doonka ah.