Qeexid

Culay weelka biyaha ama caanaha lagu nadiifiyo.

Qeexid Xigta

Madowga culaygu uu weelka u yeelo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qadiid oo kali ah:
  • Xuseen Ceydiid ayaa isagana ku wareejiyay Sahro C/qaadir oo Wasiiru Dowlo ka ah Wasaarada Warfaafinta DF iyadoo halkaasi ka sheegay iney ku faraxsan tahay wasaaradaasi oo ka badbaaday bililaqadiid dalka soo maray iney maanta la wareegto DF.