Qeexid
Shey duug ah oo aad u da' weyn oo waayihii hore lagu dhaqmi jirey.
Qeexid Kale
Seef godan oo daab qori ah leh.
Qeexid Xigta
Meel qof ama dad ku duuganyihiin; qabri.
Shey duug ah oo aad u da' weyn oo waayihii hore lagu dhaqmi jirey.
Seef godan oo daab qori ah leh.
Meel qof ama dad ku duuganyihiin; qabri.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.l
Qeexid: Dhulka iyo waxa deggan; ifkalagu noolyahay; duni.
Qeexid Xigta: Hanti badan. ldadduunyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dhul ciiddiisu jilicsantahay, aan boor lahayn oo geedgaab ka baxa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Qof cayrnimo awgeed la bayhoofay. ld daanduun1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-umay, -untay; -umi) Cayrnimo darteed la bayhoofid. ld daanduun2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Weel yar oo subagga iyo saliidda iwm lagu cabbiro.
Qeexid Xigta: Wax muuqda ama fudud oo malaha lagu garan karo; wax muuqda, wax cad.
Qeexid Kale: ld qaddicid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: /dh (dii.) Awood Rabbaani ah, oo aan aadamiga ku lahayn wax hawl ah. ld qaddar1 (5).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: (-imay, -intay; -imi) Wax waqtigii la sameyn lahaa ama la bixin lahaa ka soo hormarin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax ahaysiin (Ilaah).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: Wax goyn.
Qeexid Xigta: Ka q.: qof saad kala goyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Karti; awood.
Qeexid Xigta: Sharaf.
Qeexid Kale: Q. ah: xoogaa; kis. 4. Q. ah: qiyaas (waqti). 5. ld qaddar2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
e.d
Qeexid: Waa x.: adduunyadu waa sida! xaalayn m.f.dh eeg xaalee.
e (Erey) - Erey (word) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Labaq., saddexq. iwm: xoolo aan biyo cabbin laba maalmood, saddex maalmood iwm.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Wax la qaybsanayey wax ka waayid.
Qeexid Xigta: Cuntocunid la'aan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Qiimeyn; sharaf; tixgelin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Sharciyo iyo nidaamyo isku duuban oo qolo gaar ah ku dhaqanta.
Qeexid Xigta: Dhaqan. ld qaynuun, qeynuun.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld qurmuun1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: ld qurmuun2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld qaanuun.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -cnaa, -cnayd
Qeexid: Wax la gooyay ahaansho.
Qeexid Xigta: Ka q.: wax la' ahaansho; qof saad lagala gooyay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax Eebbe qaddarey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]