Qeexid

"Dan iyo ujeeddo ay cid ama ummad leedahay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaddiyad oo kali ah:
  • Doodahan waxa ka dhashay shaki ku saabsan sida hoggaanka Somaliland daacad uga yahay in qaddiyadda gobolkaas la soo afjaro.
  • Hase yeeshee, wararka ilaa hadda la hayaa ma sheegin in shirkaa lagaga hadlay ama lagu soo qaaday qaddiyadda Somaliland.