Qeexid
Weel yar oo subagga iyo saliidda iwm lagu cabbiro.
Qeexid Kale
ld qaddicid.
Qeexid Xigta
Wax muuqda ama fudud oo malaha lagu garan karo; wax muuqda, wax cad.
Weel yar oo subagga iyo saliidda iwm lagu cabbiro.
ld qaddicid.
Wax muuqda ama fudud oo malaha lagu garan karo; wax muuqda, wax cad.
magac / noun
Lab / masculine
f.g1
Qeexid: Wax goyn.
Qeexid Xigta: Ka q.: qof saad kala goyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: Wax diidid.
Qeexid Xigta: Xiriir goyn.
Qeexid Kale: Dhagax lagu huufayo dhagax kale ku dhufasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -cnaa, -cnayd
Qeexid: Wax la gooyay ahaansho.
Qeexid Xigta: Ka q.: wax la' ahaansho; qof saad lagala gooyay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh (dii.) Awood Rabbaani ah, oo aan aadamiga ku lahayn wax hawl ah. ld qaddar1 (5).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Karti; awood.
Qeexid Xigta: Sharaf.
Qeexid Kale: Q. ah: xoogaa; kis. 4. Q. ah: qiyaas (waqti). 5. ld qaddar2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax ahaysiin (Ilaah).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg qaddacan. ld qaddacnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Qiimeyn; sharaf; tixgelin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax Eebbe qaddarey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld qaddarin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg qaddar3.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg qaddari. ld qaddaris.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld maskarjab1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Go'aan wax lagu diido.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: ld maskarjab2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: (f.g) Cid sagootiyid.
Qeexid Xigta: (f.mg) Adoo dabbaalanaya mowjad is raacin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l.kh
Qeexid: Q. ah: wax kuleylkoodu yar yahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld qaddacnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: (-imay, -intay; -imi) Wax waqtigii la sameyn lahaa ama la bixin lahaa ka soo hormarin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Lix beri oo sunno ah oo laga soomo bisha soonfur.
Qeexid Xigta: ld waddacid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]