Qeexid

"Nasiib; ayaan."

Qeexid Xigta

Q. ah: qof xoog iyo laf leh.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qadan oo kali ah:
  • Darbaddaa haddaan meel u dayay downa qabadsiiyay Alleylehe daldalan lama rabee daacadna u sheegay Dullaal lama hadlaayee waxgarad samo ku deeqsiiyay Dabayaaqadana aan Rabbigey dalab ku weydiisto.
  • Wuxuu la soo kacay walax markii hore loo qadan karay inay Ul tahay, hayeeshee ka duwanaatay markuu soo wada baxshay.