Qeexid

"Aflagaaddo weyn oo qof sharaftiisa lagu dhaawacayo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qadaf oo kali ah:
  • Teeda kale, haddii afarta nin midkood si uun uga noqdo inuu ku marag furo denbiilaha, saddexda kale waxay khatar ugu jiraan in la ciqaabo iyadoo lagu eedaynayo inay qadaf iyo magac-dil geysteen.
  • Yusuf iyo Qadafi oo ku sugan Uganda Hogaamiyaha dalka Libiya Mucamar Qadafi, Madaxweynaha Somalia Cabdulahi Yusuf Axmad iyo Madax kale ayaa ku sugan wadanka Uganada kuwas oo marti u ah Musavani.