Qeexid

"Labaq., saddexq. iwm: xoolo aan biyo cabbin laba maalmood, saddex maalmood iwm."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qad oo kali ah:
  • Saleebaan-gaal waxa kale oo uu ka hadlay, qaybo kale oo ay ka mid yihiin; mowqifka ay isbahaysi ahaan ka qabaan doorashooyinka dalka ka dhaca, qadiyadda madaxbannaanida Somaliland.
  • Murugo muddo kooban ah, waa wax uu inta badan bani’aadmigu soo maro, laakiin arrinka mashaqada ahi waa in quluubta oo mirirsan weligeed mashaakil iyo musiibo u joog la ahaado, Mowle ayaan ka magan galnaye.