Qeexid

"Q. ah: wax aan dhammeystirneyn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qabyo oo kali ah:
  • Laakiin ugu dhawaan si doorasho xalaal ahi u dhacdo waa in uu qabyo la’ yahay hanaanka dimuqraadiyadeed ee bulshadaasi.
  • Beelaha dega “Somaliland” oo badankooda qarka jabiya sidii immikaba dhacday markii la soo xulayey oday-dhaqmeedyada Muqdisho ku shirsan ee ansixinaya dastuurka qabyo-qoraalka.