Qeexid

"Nidaam qabyaaladeed qof kula dhaqmid; qof qabyaalad darteed uga eexasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qabyaaladee oo kali ah:
  • Sidaas awgeedna, waxaan dadka Soomaaliyeed xasuusinaynaa in manta la joogo qarnigii 21, ayna tahay waqtigii dadka Xamar af iyo adinba uga soo horjeesan lahaayeen wax kasta oo xagal-daacin ku ah, ka tilaabsiga iyo ka fogaanshaha dhaqanka qabyaaladeed.
  • Mar ay ka hadlayeen ururkii SNM waxay ku tilmaameen inuu ahaa urur ka dhashay oo ku salaysnaa loolan qabyaaladeed oo inta badan laga horjoogsan jiray dadka aan Isaaqa ahayn inay ku biiraan.