Qeexid

"Nidaam siyaasadeed oo ku salaysan dhaqanka qabiilka; kala qaybinta ummad loo kala qaybiyo qoloqolo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qabyaalad oo kali ah:
  • Waxaan rumaysanahay in la joogo waqtigii la kala-diri lahaa afkaaraha iyo kooxaha ku dhisan qabyaaladda, laguna bedeli lahaa ururo bulsho oo ku dhisan nabad iyo dib-u-hesheesiin.
  • - Xisbigaaga iyo faraskaagaba waa la faaniyaa. 6- Nin qabyaalad ku dhergay doorasho qaran wuu ku qadaa. 7- Canbaro nin habeen ah iyo nin halyey ah way kala taqaan.