Qeexid

"ld qabuur, qubuurro (2). Meel ay qabuur badan ku yaalliin oo loogu talaggalay in dadka dhintay lagu aaso."

Qeexid Xigta

eeg qabri.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qabuuro oo kali ah:
  • Cabdilaahi Maxamed Xasan iyo Walaalkiis Cismaan Maxamed Xassan lagu aasey qabuuro ku yaal magaalada Gaalkacayo.
  • Banaanbax looga soo horjeedo Qabuuro qodista oo ka dhacay Muqdisho Dadweyne aad u farabadnaa ayaa ka qeybgalay Banaanbaxaasi iyadoo lagu dalbaday in la joojiyo Talaabooyinka lagu burburinayo Qabuuraha Mashaa'khda Caanka ah..