Qeexid

"(-ooyin, m.l) Xubinta geedsaarku leeyihiin oo ay geedaha kale ku qabsadaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qabsato oo kali ah:
  • Raacitaan la’aanta jidka Mu’miniinta ayaa keentay musiibooyinka tii u waynayd oo ah inay Yuhuudda qabsato Falastiin.
  • C/qaadir wuxuu daboolka ka qaaday in dowladu ay awood u leedahay inay dib u qabsato Magaalada Muqdisho ayna diyaarisay ciidamo fara badan oo howshaas qaban kara.