Qeexid

"eeg qabso. ld qabsad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qabsasho oo kali ah:
  • Waxaa hadda nagu socda ma ahin weerar oo keli waa qabsasho dalka la qabsanaayo dalka.
  • Qabaa'ilada Somalida ayaa aa'laaba ah kuwo ku dagaalama dhulka baadiyaha kadib markii ay soo dhexmaraan khilaafyo ku lug leh dilal, isku qabsasho dhul daqsimeed iyo biyaha.