Qeexid

"ld qabsasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qabsad oo kali ah:
  • Dhibaatooyinka qurbaha nagu qabsaday, waxa ka mid ah wax-soo-saarkayagii oo yaraaday,” ayay tidhi Khadra oo ka hadlaysay carqaladaha dhulka shisheeye ay kala kulmeen.
  • Ma jirto cid sheegatey qaraxaan weli iyada oo Laascaano ciidamada Somaliland horey uga qabsadeen maamulka Puntland taas oo keentey in dad badan ee deegaanka raali ka aheyn hasashada magaladaas.