Qeexid

"Kuleyl la'aan."

Qeexid Xigta

Q. ah: wax aan kululeyn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qabow oo kali ah:
  • Xagaa qabow iyo roobab waa la sheegi jiray, midhaha beeraha ayaa barakoobaa, dhulka roobku helaana dhakhso ayuu u engegaa, waxaan ku talin lahaa in nadaafadda la dhawro, dad iyo degaan-ba, biyo nadiif ahba la cabo ciroole iyo caruur-ba.
  • "Dagaalo ayaa weli ka socda Waqooyiga Muqdisho, waxay waxyeelada ugu badan kasoo gaartay dadka rayidka ah ee dib ugu soo laabtay xaafadahooda, balse dagaalada saakay way ka qabow yihiin kuwii xalay" ayuu yiri ruux goobjooge ah.