Qeexid

"eeg qabooji."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaboojin oo kali ah:
  • Hay’addu waxa ay ku baaqeysaa in si deg deg ah arimahaas loo joojiyo oo maamulkana ay arintaas ka qaadaan tallaabo alla tallaabadii ku haboon ee lagu qaboojin karo arintaas.
  • Dadaal Lagu Joojinayo Colaad ka Taagan Hiiraan Odayaash labada dhinac ee uu dagaalku dhexmarey iyo maamulka gobolka Hiiraan ayaa ku baxay qaboojinta xiisad ka dhalatay dilal salka ku hayay aano qabiil oo gaaray degaanka Teedaan ee gobalka Hiiraan.