Qeexid

"Wax, wax qabow ah ka dhigid."

Qeexid Xigta

Wax xasilin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qabooji oo kali ah:
  • Wararka laga helayo Degmada Bardaale ayaa waxay sheegayaan inay jirto weli xiisad u dhexeysa beelaha dagaalamay, iyadoo la xusay in deegaankaas ay kusii jeedaan ciidamo ka tirsan Al-shabaab iyo oday beeleedyo si ay xiisada u qaboojiyaan.
  • Waxaa degan xaalada deegaanada ay ka dhaceen dagaalada wallow laga baqdin qabo dagaalo kale oo dhaca,balse waxaa dadaalo xisaadaan lagu qaboojinayo wada odoyaasha dhaqanka labada beelood.