Qeexid

Hadal ama shanqar weyn oo culus; bulaan; hugun.

Qeexid Xigta

ld qablamid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qablan oo kali ah:
  • Sidoo kale waxaan Tacsidan mid la mid ah u direynaa dhammaan Reer CABDULLAAHI QABLAN meel kasta oo ay joogaan, anagoo uga tacsiyeynayna geeridii ku timi Adeerkood Marxuum Jibriil Qablan.
  • TACSI: Marxuum JIBRIIL QABLAN oo ku geeriyooday magaalada Cadan December 18, 2011 1:28 pm GMT - Written by PP - Edited by PP Allah ha u naxariistee waxaa 14-12-2011 ku geeriyooday Magaalada Cadan ee dalka Yaman Marxuum JIBRIIL QABLAN.