Qeexid

"ld qabiil."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qabiilo oo kali ah:
  • Diinsoor waa DEGMO ka tirsan Gobolka Baay waana degmo istaraatiiji ah degmada wax soo saarkeeda waxuu ku tiirsan yahay wax soo saarka beeraha iyo xoolaha nool degmadaan waxaa ugu waaweyn qabilada dega DABARE, Geelidle, iyo qabiilo yaryar oo kale.
  • Waxaa batay mudadii uu maamulkani jiray dagaalada sokeeye ee dhex mara qabiilooyinka Soomaaliyeed ee Deegaanka.