Qeexid

"Qof qabyaaladda aad u daneeya oo ku dhaqma."

Qeexid Xigta

Qof qabiil tiro badan ka dhashay.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qabiili oo kali ah:
  • Haddii ay sidaas tahay, oo ay qabyaaladdu si buuxda dawladnimada liddi ugu tahay soomaaliguna qabiili yahay, xaalku ma quus baa?
  • In kasta oo ay u badan tahay in ay jiraan in badan oo xagal reernimo ka fiirinaysa iscasilaadda oday Cabdillaahi, anigu ilama aha in siyaasiyiinta Soomaalida ee uu ka midka yahay yihiin rag qabiiliyiin u ah sida loo dhigo.