Qeexid

"(-llo, m.dh/qabaa'il, m.l) Dad dhalasho wada sheegta. ld qabiilo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qabiil oo kali ah:
  • Maaha kuwo umada ka rari kara qabiilka cudurka jaahilnimada iyo dhammaan ka tarjumaya himilada shacabka iyo rajadooda.
  • Tusaale haddaan soo qaato waxa dhacda oday wiilashuu dhalay iyo naftiisiiba u huray waxa loogu yeedhoo Kaaba Qabiil, Qabqable Dagaal, Hoggaamiye Kooxeed, Wadaad Diineed Dagaal Ooge ah iwm.