Qeexid
Awr si qabbir ah u xirasho.
[-rtay, -ratay]
f.mg3Awr si qabbir ah u xirasho.
Fal / verb
m.l
Qeexid: Isu dhoweynta lugaha awr la dabrayo aad la isugu dhaweeyo. ld qabbirid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Rati dabar si aad ah ugu dhuujin si uusan u fogaan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld qabbir1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Rati wax la qabbiray ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -ilay, -ishay
Qeexid: Yeelid; maqlid; oggolaan; aqbalid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg qabbiro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg qabbiran. ld qabbirnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg qabbil.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld qabbirnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Dhar beddelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qof qof kale u adeega; midiidin.
Qeexid Xigta: Miisaan weyn oo waxyaabaha culus lagu miisaamo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-nno, m.l) Qof qof kale u adeega, midiidin (naag).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -nay, -ntay
Qeexid: U q.: cid u adeegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld qabuur, qubuurro (2). Meel ay qabuur badan ku yaalliin oo loogu talaggalay in dadka dhintay lagu aaso.
Qeexid Xigta: eeg qabri.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Qiimaha iyo sharafta qof waliba moodo inuu leeyahay; han.
Qeexid Xigta: Xero yar oo waxaraha iyo naylaha lagu xereeyo oo kor ka dedan; edeg.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Bir dugaagga lagu dabo; birshabeel.
Qeexid Xigta: Labo shay isku dhacay dhawaaqooda.
Qeexid Kale: Belo lamafilaan ah oo si kedis ah ku dhacda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Wax mulki ahaan u haysasho.
Qeexid Xigta: Naag lahaansho.
Qeexid Kale: Fikrad iwm si u aaminid. 4. Jirro, cuqdad iwm qof ku dhicid. 5. Dhar iwm xirnaan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -ilay, -ishay
Qeexid: Cid la kulmid.
Qeexid Xigta: Cid la shirid, cid soo dhoweyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Docda wejiga ah oo soo jeedda.
Qeexid Xigta: Cid ka hor imaad, soo dhoweys.
Qeexid Kale: Q.kayga: hortayda, tooskayga.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Qandhuufo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]