Qeexid

"Qalab sida manqaska laba birood oo isweydaar ah ama hal bir oo la isku soo laabay ka samaysan oo waxyaalaha aadka u kulul lagu qabto."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qabato oo kali ah:
  • Bal tusaale ahaan aan u soo qaadano shakiga qof waayeel ah ee la weydiiyey qofka ama cidda uu kaalmo weydisan ahaa ama sheegan lahaa haddii ay dhibaato xun qabato.
  • Waa markii ugu horreysay oo ay dowladda Yemen qabato dooni hub wada oo ay la socdaan dad Soomaali ah, waxaana horay loogu eedeeyay dalka Eritrea inay hub iyo saanado ciidan u marsiiso kooxaha Dowladda kasoo horjeeda dhinaca badda.