Qeexid Xigta

ld qabad, qabatin2 (5).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qabasho oo kali ah:
  • Waxayse ka dhoohan yihiin Qoolley qoor-qabasho biyo kuma cabto.
  • "Sababta aan ku aqbalay xilkan, waa inaan la qaybsado dadkeyga iyo dalkeyga dhibka" ayuu wareysiga uu siiyay VOA-da ku sheegay, wuxuuna xusay in dalka uu u baahan yahay wax ka qabasho la mid ah sidii tii dhallinyaradii SYL.