Qeexid

"Isku dubba rididda hawl la rabo in la qabto."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qabanqaabo oo kali ah:
  • Wasiirkii hore oo da’diisu ahayd lixdameeyada ayaa ka mid ahaa guddiga ammaanka Qaranka Somalia, kuwaasoo waday qabanqaabooyin ku saabsan in Xarrakada Al-shabaab laga saaro Muqdisho ammaankana la sugo.
  • Wuxu yiri dedaalka nabad ilaalineed ee caalamiga ah wuxu suurta gelin karaa ka badan qabanqaabo shir dibu heshiisiineed oo keliya.