Qeexid

"Wax la fulin lahaa isku dubbaridid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qabanqaabi oo kali ah:
  • Shir dhaqameed aad u balaaran oo ay soo qabanqaabiyeen Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye Garabka uu Hogaamiyo Xaaji Cabdi Iimaan ayaa Maanta lagu qabtay Hotelka Kaah ee Magaalada Muqdisho.
  • Ciyaarahan oo ay so qabanqaabiyeen ururka Eurosom ayaa waxay socon doonan mudo 11 cisho ah waxaana ka qeybqaadanaya 10 kooxood, kuwaas oo kala ah.