Qeexid

"Wax, wax kale ku dhejin."

Qeexid Kale

Wax, wax kale ku dirid. 4. Cudur isku daarasho.

Qeexid Xigta

Cid wax xafidsiin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qabadsii oo kali ah:
  • Horantii bishaan ayay aheyd markii dab la qabadsiiyay guri ku yaala Gaalkacyo kaasoo ay degnaayeen dad qaxooti ah iyadoo halkaasi ay 4 ruux ay ku bas beeshay.
  • Waa maxay maxkamaddda toggii rogmaday u taakinaysa ee sharciga qabadsiinaysa uun ka miskiina ah, ka kalena aanay sharcigaba qabadsiinayn.