Qeexid

"Qiimaha iyo sharafta qof waliba moodo inuu leeyahay; han."

Qeexid Xigta

Xero yar oo waxaraha iyo naylaha lagu xereeyo oo kor ka dedan; edeg.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qab oo kali ah:
  • Ugu dambayntana waxay Soomaali eersan doonta,dabinna ugu dhici doontaa "Qabyaalad".
  • Burcad badeed Soomaaliyeed oo Qof Ajnabi ah ku dhex dilay Markab Kaluumeysi oo ay Qabsadeen. 27 Mar 2010- Qaar ka mid ah Shaqaalaha saaran Markabka Afduubka loo heysto oo la sheegay in ay yihiin Soomaali..