Qeexid

"Dhiska ka samaysan feeraha iyo lafdhabarta iyo waxa ku guda jira (oogada nafleyda); saab, saabley."

Qeexid Xigta

Cudur xun oo lays qaadsiiyo oo ku dhaca sida badan sambabada; feero sanbab.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaaxo oo kali ah:
  • Tusaale ahaa, saddex bilood ka hor, dalka Ingiriiska waxaa laga helay nooc cusub oo cudurka Qaaxada ah – cudurkaas oo ah qaaxo ama TB aan daawadu wax ka tari karin.
  • Xal kasta oo kale oo la isku dayaana waxa uu la mid noqonayaa iyada oo qof ay qaaxo hayso lagula daalayo dawadii qufaca taas oo aan uga jeedo cudurkii oo aan la dawayn oo astaamihiisii in wax laga qabto la doonayo.