Qeexid

"(-do, m.l) Shanta qaybood ee waaweyn oo dhulku u qaybsan yahay middood."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaarad oo kali ah:
  • Dalka Poland waxa uu kamid yahay wadamada qaarada yurub gaar ahaan kuwa dhaca badhtamaha.
  • Wasiirka Warfaafnta Dowlada Ereteria waxaa uu sidoo kale IGAD iyo MIdowga Afrikaba ku tilmaamay kuwo u adeega danaha Itoobiya islamarkaana aysan ahayn kuwo qaarada dhex dhexaad u ah.