Qeexid

Heesihii hore oo caashaqa ku saabsanaa.

Qeexid Xigta

Q. ah: qof heesihii hore ee caashaqa tirin jirey. ld qaraami.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaaraami oo kali ah:
  • Qaaraame waxa uu badbaadiyaa ummad dhibban xilli cayiman, waxana la arkaa in berito qaaraamihii loo qaaraamo; dhanka kale, dhimbil-demiye waxa uu badbaadiyay naftiisa iyo nafaha umadda, ma qaaraan tago, mana loo qaaraamo.