Qeexid

"Qayb wax ka mid ah; in, wax, qayb."

Qeexid Kale

Dhanka dambe. 4. Ardaaga aqalka. 5. Xero yar oo xerada weyn dhexdeeda laga sameeyo oo xoolaha inta caano nuugga ah la geliyo; edeg.

Qeexid Xigta

Jirka nafleyda labadiisa qayb mid ka mid ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaar oo kali ah:
  • Sidoo kale maayarka mar la weydiiyey waxa uu ugu talo-galay waxbarashada Burco, iyada oo ay dugsiyada qaarkood ilaa hadda dad degan yihiin wuxuu yidhi "way jiraan dugsiyo la degan yahay sida Sh.
  • Qoraalkaasi oo uu ku saxiixanaa wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya Cali Axmed Jaamac Jangeli, ayaa lagu sheegay in la xiri doono dhamaan safaaradaha ay Soomaaliya ku leedahay Qaaradaha America, Afrika, Yurub iyo Aasiya.