Qeexid

"Sharciyo iyo nidaamyo isku duuban oo qolo gaar ah ku dhaqanta."

Qeexid Xigta

Dhaqan. ld qaynuun, qeynuun.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaanuun oo kali ah:
  • Qaanuunka: Eeg Qaanuunka Birmadka Snow Emergency Parking Rules Gaari-dhigashada si aad ku heshid warbaxin buuxda.
  • Hay’adaha arkaanta ee Udub-dhexaadka u ah qarankuna ku dhisan yihiin sharciyada iyo qaanuunka oola xurmeeyo.