Qeexid

"Qalab ka samaysan ul iyo wax la mid ah, oo lagu nadoocshay xarig labada af lagaga xiray, oo leebka iyo gammuunka laga gano."

Qeexid Xigta

Summad loo adeegsado ah hadalka ama codadka intooda kale, sababa kala duwan awgooda: qaansooyin deriley: {}; qaansooyin geesaley: []; qaansooyin bileed: ().

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaanso oo kali ah:
  • Belo waatii adoo nabad u yaal ruqaanso ku tiraadee ilaahay nimcaduu isiiyey ku cibaadayso garan waayey.
  • Leeb ( carabi : سهم taliyaani : freccia ingiriis : arrow) waa ul dhuuban oo ka samaysan alwaax ama bir kaas oo lagu xidho qaanso ka dib la rido ayadoo lala shiishayo bar ama meel.