Qeexid

"Nooc kalluunka ka mid ah."

Qeexid Kale

(-aaman, m.l) Meesha dhuuban ee daanka.

Qeexid Xigta

Geela intiisa da'da yar oo aan weli curan ama raridda gaarin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaan oo kali ah:
  • Dadka dhibaatada ula yimaadda sida loo diido waa yaqaannaa, markuu dadka u baahdana sida loo baryootamo waaba ku xariif, Maanta wuxuu ku taagan yahay suudh madaw oo nooca ugu qaalisan ee dalka laga helo ah.
  • Si gaar ahna waxa isha loogu hayay oo ka dhexmuuqday xafladda ardayda yar-yar ee ku jirta qaybta Tarbiyadda Caruurta ama Rowdada loo yaqaan.