Qeexid

"(-syo, m.dh) Buug lagu ururiyey ereyo badan oo af leeyahay oo isugu xiga sida alifka u kala horreeyo, eray walbana ay ku hor qoranyihiin macnihiisa, qaabkiisa iwm."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaamuus oo kali ah:
  • Haseyeeshee Saalx taladaas muu qaadan ee wuu ku tallaabsaday inuu qaamuuska u hikaadiyo habkii isaga uga soo baxay cilmi-baaristii uu galay.
  • Haddii aad xiiseyneysid qaamuuskan oo aad dooneyid inaad ogaato sidii lagu heli lahaa, iyo haddii aad ku aragtid khaladaad xagga tarjamada ah, Eebbe kaliya ayaa dhamaystirane ha kaa abaalmariyo.