Qeexid

"Cid qaan gelin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaamee oo kali ah:
  • Garowe Online ayaa dhammaan Muslimiinta Somaliyeed ugu baqaya in ay gacan ka gaystaan baahida dadkaas waalan ee ku dhibaataysan magaaladda Garowe kuwaas oo wax u qabadkooda isku xilqaameen dumarka Somaliyed.
  • Axmed ayaa qodbo dheer ka jeediayay shirka isagoo ugu horeyn ugu hambalyeeyay Midowga Afrika sida firfircoon oo ay isu xilqaameen si ay u xaliyaan xaaladaha adage ee ka jirta guud ahan qaarada oo dhan.