Qeexid

"(-iyo, m.dh/-iyaal, m.l/dh) Garsoore diinta Islaamka wax ku xukuma. ld qaaddi."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaalli oo kali ah:
  • Waxayna u badan tahay in qaalligu haweenayda la kufsaday uu ku xukumo inay gashay xadka loo yaqaan Qadafka.
  • Sidoo kale waxaa dadka Marka badanaa ka yimaado lagu yaqaan Qaalli iyo Ganacsada yaal.