Qeexid

(-oobay, -owday; -oobi) Wax qaali noqosho. ld qaalow.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaaliyow oo kali ah:
  • Warbixinta ayaa sidoo kale lagu sheegay in shaqaalaha gargaarku ay xuseen in hakadkii ku yimid howlahooda ay sii murjiyeen xaalada, Daadad, Sicir-bararka, shidaalka oo qiimo kordhay, cunada oo qaaliyowday ayaa iyaguna sii xumeeyay xaaladaha aadamnimo.