Qeexid

"(-immo, m.l) Neef geel oo lab ah oo aan da'dii rarashada weli gaarin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaalin oo kali ah:
  • Blatter oo tan iyo muddadaa lagu qal-qaalinayay sidii guddiga fulintu baadhis ugu samayn lahayd xafiiska ayaa dhawaan lagu guulaystay.
  • Anigoo cuntada Cadan loo qaadayo la yaabban, ayaa la ila socodsiiyay in cuntadu aanay qaali keliya ahayn ee qaalinimada ay kaga darantay in aan la helin.