Qeexid

"ld qaaliyeyn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaaleyn oo kali ah:
  • Cabdisamad Cali Shire ayaa waxa uu sheegey in Xooluhu yihiin laf-dhabarka dhaqaalaha Puntland, sidaasdarteedna loo baahan yahay in ay heelaan daaweyn iyo dhaqaaleyn, waxaana uu ammaaney shaqada ay Wasaaraddu waddo muddooyinkan.
  • "Hay'ada waxaa gobolka Bakool oo qura uga shaqeynayay 157-qof oo dhamaantood tababaro la siiyay, waxayna maanta wixii ka dambeeya noqdeen shaqo laawayaal, balse markii xaaladu wanaagsanaato dib ayaan u shaqaaleyn doonaa" ayuu mar kale yiri Jerome.