Qeexid

Midab caddaan ah oo ay farduhu yeeshaan.

Qeexid Xigta

Qof midabka jirkiisa iyo tintiisaba aad u casyihiin. ld qaajay.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaaje oo kali ah:
  • Midabada Fardaha waxa ka mid ah, Caynab (Madaw), Qaaje (Cadaan), Xamar (Casaan) iyo Baroor (Dameeri ama Bool).
  • Midabada Fardaha waxa ka mid ah, Caynab (Madaw), Qaaje (Cadaan), Xamar (Casaan) iyo Baroor (Dameeri ama Bool).